Haddii aad degentahay Sweden, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto saaxiibkeen Laanqayrta Cas ee Sweden. Ururku wuxuu sameeyaa adeegyada baadigoobka qoyska. fadlan halkaan hoose ka hel tafaasiisha xiriirkooda:
Laanqayrta Cas ee Sweden
Teleefoonka: 📞 020-415 000 (Maalmaha Arbacada, 09.00-12.00)
Iimayl: 📧 [email protected]
Websaytka: Raadinta qaraabo kaa maqan | Laanqayrta Cas (rodakorset.se)
Haddii aad degentahay meel ka baxsan Sweden, waxaan kugula talinaynaa inaad eegto bogga HELP ee dalka aad degentahay.
Fadlan ogsoonow in UNHCR aysan bixin adeegyada baadigoobka qoyska.