Halkan waxaad ka heli doontaa:

Community Message on U.S. Refugee Admissions Program (USRAP)
Lambarka xiriirka UNHCR: 011 4353 0444
Fadlan ogow in UNHCR Hindiya ay kaliya ka shaqayn karto codsiyada dadka si jireed ugu sugan gudaha Hindiya.
Fadlan ogow in dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR, oo ay ku jirto is diiwaangelintu, ay gebi ahaanba bilaash yihiin.
DIGNIIN MUHIIM AH: Macluumaadka ku jira boggan waa mid guud, mana laga yaabo in uu ku habboonaan doono xaaladaha qaarkood.