Haddii aad degen tahay Finland, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto saaxiibadeena, Laanqayrta Cas ee Finland. Ururku wuxuu sameeyaa adeegyada baadigoobka qoyska. fadlan halkaan hoose ka hel tafaasiisha xiriirkooda:
Laanqayrta Cas ee Finland
- Teleefoonka: ? +358 20 701 2000
- Iimayl: ? [email protected]
