Helitaanka qof xubin qoys ah oo dal kale kaaga maqan (baadi goobka qoyska)

Haddii aad degen tahay Finland, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto saaxiibadeena, Laanqayrta Cas ee Finland. Ururku wuxuu sameeyaa adeegyada baadigoobka qoyska. fadlan halkaan hoose ka hel tafaasiisha xiriirkooda:

Laanqayrta Cas ee Finland

Akhri macluumaad badan oo ku saabsan shaqada ay qabato Laanqayrta Cas ee Finland iyo Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas kuwaas oo khuseeya baadigoobka qoyska.


< Ku noqo Halka aad kaalmo ka helayso gudaha Finland

<< Ku noqo bogga hore ee Caawinta Finland
>> Dooro wadan kale bogga hore ee Caawinta