Haddii aad ku sugantahay Finland aadna u baahan tahay talo bixin sharci oo kiiskaaga magangalyada lagaa siiyo, in lagaa caawiyo codsashada kaalmada dhanka sharciga ee dowladda si aad go’aan racfaan uga qaadato, ama aad qabto su’aalo ku saabsan magangalyada ama nidaamka dib ula midoobista qoyska ee Finland, fadlan la xiriir saaxiibadeena Xarunta Talo bixinta Qoxootiga ee Finland:
Xarunta Talo bixinta Qoxootiga Finland (Pakolaisneuvonta)
- Ciwaanka: Pasilanraitio 9B, 00240 Helsinki, Finland
- Teleefoonka: 📞 +358 9 2313 9300
- Iimayl: 📧 [email protected]
- Websaytka: Adeegyada sharciga ee loogu tala galay Qoxootiga iyo magangalyo doonka ah
Fadlan ogsoonow in UNHCR aysan qayb ka ahayn nidaamka magangalyada ee Finland aysanna talo sharci siin karin qofka codsadaha ah taasoo khusaysa, tusaale ahaan, magangalyada dib ula midoobista qoyska. UNHCR waxay la shaqaysaa ururada dowladda iyo kuwa aan dowliga ahayn ee khibradd u leh, Xarunta Talo bixinta Qoxootiga Finland, taasoo leh xubno shaqaale kuwaas oo ka shaqeeya caawimaadda iyo talo bixinta.