Waa maxay xaquuqahayga iyo waajibaadka i saaran ka magangalyo doon ahaan? Ka akhri macluumaad badan oo ku saabsan shaqada, waxbarashada, daryeelka caafimaadka iyo waxyaabo kaleba bogga Hay’adda Socdaalka Finland (macluumaadku wuxuu ku diyaarsan yahay Faransiis, Ingiriisi iyo Swedish).