{"id":933,"date":"2021-11-13T20:26:46","date_gmt":"2021-11-13T20:26:46","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/where-to-find-help-in-sweden\/covid\/"},"modified":"2025-01-30T08:42:15","modified_gmt":"2025-01-30T08:42:15","slug":"covid","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/where-to-find-help-in-sweden\/covid\/","title":{"rendered":"Macluumaadka iyo kaalmada ku saabsan sida la iskaga ilaaliyo Coronavirus (COVID-19)"},"content":{"rendered":"\n<p>Sweden waxay meesha ka saartay dhammaanba shuruudihii la xiriiray COVID-19 ee dhammaanba dadka safarka ah, xaataa haddii aan horey lagaaga baarin, aadan kasoo bogsoon ama aan lagaa talaalin COVID-19.<\/p>\n\n\n\n<p>Dhammaanba dadka degen Sweden (oo ay kujiraan Qoxootiga, maganggalyo doonka, iyo dadyowga aan ogolaanshaha degenaanshaha ka haysan Sweden) ayaa si bilaash ah looga talaali karaa COVID-19. Si aad waxyaabo badan oo ku saabsan talaalka COVID-19, si aad ula xiriirto barta tallaalka ee kuugu dhow iyo si aad u akhrido waxyaabo badan ee ku saabsan sida aad ballan tallaal u qabsato, <a href=\"https:\/\/www.1177.se\/Jonkopings-lan\/sjukdomar--besvar\/lungor-och-luftvagar\/inflammation-och-infektion-ilungor-och-luftror\/om-covid-19--coronavirus\/om-vaccin-mot-covid-19\/sa-gor-du-for-att-vaccinera-dig-mot-covid-19\/\">fadlan booqo websaytka<\/a> ama garaac ? 117.<\/p>\n\n\n\n<p>Macluumaadka rasmiga ah ee saraakiisha Sweden ee ku saabsan COVID-19 waxaa laga heli karaa websaytla rasmiga ah <a href=\"http:\/\/www.informationsverige.se\">informationsverige.se<\/a>, oo aad ku heli karto luuqado kala duwan.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sweden waxay meesha ka saartay dhammaanba shuruudihii la xiriiray COVID-19 ee dhammaanba dadka safarka ah, xaataa haddii aan horey lagaaga baarin, aadan kasoo bogsoon ama aan lagaa talaalin COVID-19. Dhammaanba dadka degen Sweden (oo ay kujiraan Qoxootiga, maganggalyo doonka, iyo dadyowga aan ogolaanshaha degenaanshaha ka haysan Sweden) ayaa si bilaash ah looga talaali karaa COVID-19. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":914,"menu_order":5,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-933","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=933"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1092,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/933\/revisions\/1092"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}