{"id":924,"date":"2022-12-01T11:21:27","date_gmt":"2022-12-01T11:21:27","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/where-to-find-help-in-sweden\/helpline-services\/"},"modified":"2025-07-01T08:22:26","modified_gmt":"2025-07-01T08:22:26","slug":"helpline-services","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/where-to-find-help-in-sweden\/helpline-services\/","title":{"rendered":"Khadka caawimaadda"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxaad la xiriiri kartaa NGO-yada ama hay&#8217;adaha kala duwan adiga oo u maraya hababka gaarka ah si aad u hesho noocyada kale ee caawimaadda iyo kaalmada, oo ay kujirto kaalmada dhanka maskaxda:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Hadii aad ku fakarayso inaad isdisho ama aad ogtahay qof sidaas ku fakaraya, waxaad la xiriiri kartaa:\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li><strong>Mind Sj\u00e4lvmordslinjen<\/strong> (Khadka Isdilka Mind) adiga oo garaacaya ? <strong><a href=\"tel:90101\">90101<\/a><\/strong> (wuxuu furan yahay 24\/7) ama kala xiriir <a href=\"https:\/\/mind.se\/\">bartooda wadahadalka ee onleenka ah<\/a> (waxay furan tahay 24\/7), oo lagu heli karo luuqadaha Ingiriisi iyo Swedish.<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Jourhavande medm\u00e4nniska<\/strong> (Kasoo qaybgalaha wicitaanka) adiga oo garaacaya ? <strong><a href=\"tel:087021680\">08-702 16 80<\/a><\/strong> (habeen walba, 21.00-06.00) ama kala xiriiraya <a href=\"https:\/\/www.jourhavande-medmanniska.se\/chatt\/\">bartooda wadahadalka ee onleenka ah<\/a> (Isniinta, Talaadada iyo Axadda, 21.00-24.00), oo aad ku heli karto luuqadaha Ingiriisiga iyo Swedish.<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n\n\n\n<li>Si aad u hesho talo bixin caafimaad iyo macluumaad ku saabsan qaybta xaaladaha degdega ah ee caafimaadka dhimirka ee kuugu dhow ee Sweden, garaac ? <a href=\"tel:1177\"><strong>1177<\/strong><\/a> (wuxuu furan yahay 24\/7), oo aad ku heli karto luuqadaha Ingiriisi iyo Swedish.<\/li>\n\n\n\n<li>Si aad u hesho daryeel dhanka dhimirka iyo murugada ah oo ku saabsan geeri, murugo, welwel ama ku fakaridda isdilka, la xiriir Jourhavande pr\u00e4st (Baadariga khadka teleefoonka kujira) adiga oo garaacaya ? <strong><a href=\"tel:112\">112<\/a> <\/strong>(habeen walba, 21.00-06.00) ama kala xiriir <a href=\"https:\/\/www.svenskakyrkan.se\/jourhavandeprast\/chatta\">bartooda wadahadalka ee onleenka ah<\/a> (maalin walba, 20.00-24.00), oo aad ku helayso luuqadaha Ingiriisiga iyo Swedish.<\/li>\n\n\n\n<li>Haddii aad ka yartahay 18 sanno ama aad taqaano qof ka yar una baahan kaalmo ama talo, la xiriir Bris \u2013 Barnens r\u00e4tt i samh\u00e4llet (Xaquuqaha caruurta)adiga oo garaacaya ? <a href=\"tel:116111\"><strong>116 111<\/strong><\/a> (wuxuu furanyahay 24\/7) ama kala xiriir <a href=\"https:\/\/www.bris.se\/for-barn-och-unga\/prata-med-oss\/\">bartooda wadahadalka onleenka ah<\/a> (kaasoo furan 24\/7), oo aad ku heli karto luuqadaha Ingiriisi iyo Swedish<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p>Haddii su&#8217;aashaadu khusayso macluumaadka websaytkaan &#8216;HELP&#8217;, <a href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/about\/\">waxaad nagala soo xiriiri kartaa<\/a>.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaad la xiriiri kartaa NGO-yada ama hay&#8217;adaha kala duwan adiga oo u maraya hababka gaarka ah si aad u hesho noocyada kale ee caawimaadda iyo kaalmada, oo ay kujirto kaalmada dhanka maskaxda: Haddii su&#8217;aashaadu khusayso macluumaadka websaytkaan &#8216;HELP&#8217;, waxaad nagala soo xiriiri kartaa.<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":914,"menu_order":3,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-924","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=924"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1527,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/924\/revisions\/1527"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}