{"id":876,"date":"2022-12-01T09:55:46","date_gmt":"2022-12-01T09:55:46","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/asylum\/how-can-i-appeal-a-negative-decision\/"},"modified":"2024-12-20T13:28:52","modified_gmt":"2024-12-20T13:28:52","slug":"how-can-i-appeal-a-negative-decision","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/asylum\/how-can-i-appeal-a-negative-decision\/","title":{"rendered":"Sidee ayaan racfaan uga qaadan karaa go&#8217;aan diidmo ah?"},"content":{"rendered":"\n<p>Haddii codsigaaga magangalyada la diido, waxaad xaq u leedahay inaad Maxkamadda Socdaalka u gudbiso racfaan. Waxaad sidoo kale xaq u leedahay inaad racfaan soo gudbiso haddii aad hesho ogolaanshaha degenaansjaja laakiin aadan aqbalayn nooca aqoonsiga aad heshay.<\/p>\n\n\n\n<p>Si aad go&#8217;aanka racfaan uga qaadato, waa inaad racfaankaaga usoo gudbisaa hay&#8217;adda Socdaalka Sweden, taasoo racfaankaaga u gudbin doonta Maxkamadda Socdaalka. Si kastaba ha ahaatee, kahor inta aadan racfaanka usoo gudbin Maxkamadda Socdaalka, Hay&#8217;adda Socdaalka Sweden waxa ay ka fakari kartaa go&#8217;aankeeda.<\/p>\n\n\n\n<p>Si aad go&#8217;aanka racfaan uga qaadato, waa inaad racfaankaaga usoo gudbisaa hay&#8217;adda Socdaalka Sweden, taasoo racfaankaaga u gudbin doonta Maxkamadda Socdaalka. Si kastaba ha ahaatee, kahor inta aadan racfaanka usoo gudbin Maxkamadda Socdaalka, Hay&#8217;adda Socdaalka Sweden waxa ay ka fakari kartaa go&#8217;aankeeda. <\/p>\n\n\n\n<p>Haddii aad leedahay qareen, qareenkaaga ayaa kaa caawinaya racfaanka. Waxada la xiriiri kartaa <a href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/where-to-find-help-in-sweden\/\">Xarunta Sharciga Qoxootiga Sweden<\/a> haddii aadan qareen haysan. Ogsoonow in racfaanka ay waajib tahay in lagu soo gudbiyo <strong><span style=\"text-decoration: underline\">3 todobaad laga bilaabo<\/span><\/strong> taariikhda marka uu go&#8217;aanku kaasoo gaaro Hay&#8217;adda Socdaalka Sweden. Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan nidaamka racfaanka iyo taariikhaha kama danbaysta ah, <a href=\"https:\/\/www.migrationsverket.se\/English\/Private-individuals.html\">fadlan bookho websaytka Hay&#8217;adda <strong>Socdaalka Sweden<\/strong><\/a>.<br><br>Maxkamadda Socdaalku waxay badali kartaa ama waafaqi kartaa go&#8217;aanka ay gaarto hay&#8217;adda Socdaalka Sweden. Haddii Maxkamadda Socdaalku waafaqdo go&#8217;aanka diidmada ee Hay&#8217;adda Socdaalka Sweden, waxaad wali racfaan u qaadan kartaa Maxkamadda Racfaanka ee Socdaalka.<br><br><strong>Ilaa inta ay Hay&#8217;adda Socdaalka Sweden ka gaarayso go&#8217;aan kama danbays ah ama maxkamadaha Sweden, waxaad xaq u yeelanaysaa inaad aqoonsiga magangalyo doonka ku joogto Sweden.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Waa inaad Sweden ka tagtaa haddii racfaankaagu guuldarraysto marxalad kasta. Waxaad la xiriiri kartaa Hay&#8217;adda Socdaalka Sweden haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo sidii ada wadankaagii ugu laaban lahayd.<\/p>\n\n\n\n<p>Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah, <a href=\"https:\/\/www.migrationsverket.se\/English\/Private-individuals.html\">fadlan booqo websaytka hay&#8217;adda <strong>Socdaalka Sweden<\/strong><\/a>.<\/p>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\" \/>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-content-justification-center is-layout-flex wp-container-core-buttons-is-layout-16018d1d wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button has-custom-width wp-block-button__width-100\"><a class=\"wp-block-button__link has-white-color has-text-color has-background wp-element-button\" href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/asylum\/how-to-apply-for-asylum\/\" style=\"background-color:#0072bc\"><strong>Magangalyo ka raadsashada Sweden<\/strong><\/a><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-button has-custom-width wp-block-button__width-100\"><a class=\"wp-block-button__link has-white-color has-text-color has-background wp-element-button\" href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/asylum\/what-happens-after-i-apply-for-asylum\/\" style=\"background-color:#0072bc\"><strong>Maxaa dhacaya kaddib marka aan codsado magangalyada<\/strong><\/a><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-button has-custom-width wp-block-button__width-100\"><a class=\"wp-block-button__link has-white-color has-text-color has-background wp-element-button\" href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/asylum\/i-need-a-lawyer-and-or-an-interpreter-in-my-case\/\" style=\"background-color:#0072bc\"><strong>Waxaan u baahanahay qareen iyo\/ama tarjumaan kiiskayga igala shaqeeya<\/strong><\/a><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-button has-custom-width wp-block-button__width-100\"><a class=\"wp-block-button__link has-white-color has-text-color has-background wp-element-button\" href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/asylum\/what-are-my-rights-and-obligations-as-an-asylum-seeker\/\" style=\"background-color:#0072bc\"><strong>Waa maxay xaquuqahayga iyo waajibaadka i saaran ka magangalyo doon ahaan?<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii codsigaaga magangalyada la diido, waxaad xaq u leedahay inaad Maxkamadda Socdaalka u gudbiso racfaan. Waxaad sidoo kale xaq u leedahay inaad racfaan soo gudbiso haddii aad hesho ogolaanshaha degenaansjaja laakiin aadan aqbalayn nooca aqoonsiga aad heshay. Si aad go&#8217;aanka racfaan uga qaadato, waa inaad racfaankaaga usoo gudbisaa hay&#8217;adda Socdaalka Sweden, taasoo racfaankaaga u gudbin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":837,"menu_order":2,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-876","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=876"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":883,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/876\/revisions\/883"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/sweden\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}