{"id":471,"date":"2019-08-26T14:38:19","date_gmt":"2019-08-26T14:38:19","guid":{"rendered":"http:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/faqs\/update-your-phone-number\/"},"modified":"2019-09-04T02:01:19","modified_gmt":"2019-09-04T02:01:19","slug":"update-your-phone-number","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/faqs\/update-your-phone-number\/","title":{"rendered":"Cusboonaysiinta Taleefoon lambar kaaga"},"content":{"rendered":"<h3><strong>Sidee dad ka qaxoontiga ama magan-gelyo doonka ah ee ka qoran UNHCR u cusboonaysiin karaan teleefon lambarkooda hadii ay lambarka iska bedelaan?<\/strong><\/h3>\n<p>Aad ayaay muhiim u tahay in markasta la hayo taleefan lambarkaaga. UNHCR\u00a0waxay u isticmaashaa taleefan lambarkaaga marka balan laguu samaynayo ama in lagula wadaago wixii war bixin ah ee adiga kugu saabsan ama qoyskaaga.\u00a0 Fadlan raac talaabooyinka hoos ku qoran hadii aad u baahato in aad cusboonaysiiso taleefoon lambarkaaga adigoo isticmaalaya SMS ama fariin ahaan ku soo diraya lambar kaaga cusub.<\/p>\n<h3><strong>Tallaabada 1 aad<\/strong><\/h3>\n<ul>\n<li><strong>Diyaarso taleefon lambar kaaga iyo kaarka ama warqada aad ka haysato UNHCR<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-410\" src=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/Update_phone_number_1-300x176.png\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"353\" srcset=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/Update_phone_number_1-300x176.png 300w, https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/Update_phone_number_1-768x452.png 768w, https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/Update_phone_number_1.png 838w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<h3><strong>Tallaabada 2 aad<\/strong><\/h3>\n<ul>\n<li><strong>Geli ama Qor: PHONE&lt;Hakad&gt;lambar ka kiiskaaga&lt;Hakad&gt;nambarkaaga goonida ah ee UNHCR&lt;hakad&gt;taleefan lambar kaga cusub <\/strong><\/li>\n<li><strong>Kuna soo dir lambar ka 0111 7225 222<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-421\" src=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number_21-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number_21-300x225.jpg 300w, https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number_21.jpg 476w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><strong>Tallaabada 3 aad<\/strong><\/h3>\n<ul>\n<li><strong>Waxaad heli doontaa fariin ku saabsan war-celin ah oo xaqiijinaysa soo gudbintaada iyadoo la adeegsanayo SMS.<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-412\" src=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number-3-300x147.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"147\" srcset=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number-3-300x147.png 300w, https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number-3.png 370w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<h3><strong>Tallaabada 4<\/strong> <strong>aad<\/strong><\/h3>\n<ul>\n<li><strong>Marka aad ku <u>guulaysato<\/u> cusboonaysiinta lambar kaaga cusub, waxaad heli doonta fariin ogaysiis ah ama SMS.<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-413\" src=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number-4.-300x126.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"126\" srcset=\"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number-4.-300x126.png 300w, https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/wp-content\/uploads\/sites\/39\/2019\/08\/phone_number-4..png 437w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<ul>\n<li><strong>Hadii aadan ku helin farriinta ogaysiiska kor ku xusan muddo 7 maalmood ah, fadlan dib-u soo dir farrinta SMS adiigoo raacaya Tallabada 2 aad.<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<h2><strong>Su\u2019aaalo iyo Jawaabo <\/strong><\/h2>\n<h3><strong>Ma cusboonaysiin karaa in kabadan hal taleefan lambar? <\/strong><\/h3>\n<p>Haa, waad cusboonaysiisan kartaa in ka badan hal lambar oo taleefoon, laakin waa in aad ku soo dirtaa fariin SMS oo gooni ah.<\/p>\n<h3><strong>Ma isticmaali karaa ama ma laygala soo xiriiri karaa taleefoon lambar qof kale oo qoyskayga ah?<\/strong><\/h3>\n<p>Haa, waad isticmaali kartaa adigoo raacaya sidii habkii hore oo kale adigoo ku soo qoraya lambarka qofka u gaarka ah ee UNHCR iyo lambarka kiiskisa.<\/p>\n<h3><strong>Ma ku soo qori karaa in ka badan hal lambar oo ah lambarkayga gaarka ee UNHCR farriinta aan soo dirayo?<\/strong><\/h3>\n<p>May. fadlan gali hal lambar oo keliya halkii marba.<\/p>\n<h3><strong>Maxaan sameeyaa hadii aanan helin farriinta war-celinta ah hal toddobaad kadib?<\/strong><\/h3>\n<p>Hadii aanad ku helin fariinta war-celin ah, fadlan mar kale dib u soo dir SMS ka.<\/p>\n<h3><strong>Waa maxay sababta aanan u helin farriinta koowad ee war-celinta ah?<\/strong><\/h3>\n<p>Hadii aanad weli helin ama aanay ku soo gaarin farrin war-celin ahi, fadlan dib u soo dir SMS ka.<\/p>\n<h3><strong>UNHCR may isoo wacaysaa ka dib marka aan cusboonaysiiyo taleefon lambar kayga?<\/strong><\/h3>\n<p>hadii aad ku guulaysato in aad cusboonaysiiso taleefon lambarkaaga,waxaa lagugu soo ogaysiinayaa farriin SMS ah oo war-celin ah.<\/p>\n<h3><strong>Lacag imisa ayay iga qaadanaysaa SMS ka aan diraa?<\/strong><\/h3>\n<p>Qiimah SMS ku wuxuu ku xidhan yahay shirkada aad kaar kooda isticmaashid iyo qiimahooda caadiga.<\/p>\n<h3><strong>UNHCR may wax lacag ah igaga qaadayaan cusboonaysiinta lambarada laygala soo xiriiro?<\/strong><\/h3>\n<p>Dhamaan adeegyada UNHCR waa lacag la\u2019aan. Wax lacag ah lagaaga qaadi maayo cusboonaysiinta lambarkaaga.<\/p>\n<h3><strong>Miyay Jiraan siyaabo kale oo aan lambarkayga ku cusboonaysiin karaa?<\/strong><\/h3>\n<p>Haa, waxaad u sheegi kartaa lambarkaaga cusub xafiiska UNHCR ama marka waraysiga lagaa qaadayo waxaanad u sheegi kartaa shaqaalaha xafiiska UNHCR ta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sidee dad ka qaxoontiga ama magan-gelyo doonka ah ee ka qoran UNHCR u cusboonaysiin karaan teleefon lambarkooda hadii ay lambarka iska bedelaan? Aad ayaay muhiim u tahay in markasta la hayo taleefan lambarkaaga. UNHCR\u00a0waxay u isticmaashaa taleefan lambarkaaga marka balan laguu samaynayo ama in lagula wadaago wixii war bixin ah ee adiga kugu saabsan ama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":295,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-471","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=471"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":473,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/471\/revisions\/473"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/malaysia\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}