{"id":700,"date":"2022-12-12T12:46:04","date_gmt":"2022-12-12T12:46:04","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/where-to-find-help-in-finland\/information-and-help-on-how-to-protect-from-coronavirus-covid-19\/"},"modified":"2024-12-23T16:19:59","modified_gmt":"2024-12-23T16:19:59","slug":"information-and-help-on-how-to-protect-from-coronavirus-covid-19","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/where-to-find-help-in-finland\/information-and-help-on-how-to-protect-from-coronavirus-covid-19\/","title":{"rendered":"Macluumaadka iyo kaalmada ku saabsan sida la iskaga ilaaliyo coronavirus (COVID-19)"},"content":{"rendered":"\n<p>Dadka magangalyo doonka ah waxay awoodi doonaan inay soo galaan Finland xataa haddii ana horey looga baarin, aysan kasoo bogsoon ama aan laga talaalin COVID-19.<\/p>\n\n\n\n<p>Dhammaan dadka degen Finland (oo ay kujiraan Qoxootiga iyo magangalyo doonku) waxay heli karaan in <strong>si bilaash ah<\/strong> looga talaalo COVID-19 gudaha Finland.\u00a0 Waxaad ka qabsan kartaa ballanta talaalka ama macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan talaalka COVID-19 ka heli kartaa khadka teleefoonka adiga oo garaacaya ?<strong> 116 117<\/strong>, ama waxaad eegi kartaa barta la iska talaalo ee kuugu dhow ee magaaladaada. <\/p>\n\n\n\n<p>Wixii macluumaad ah oo rasmi ah, <a href=\"https:\/\/thl.fi\/fi\/web\/infektiotaudit-ja-rokotukset\/ajankohtaista\/ajankohtaista-koronaviruksesta-covid-19\/rokotteet-ja-koronavirus\">fadlan ka eeg websaytka Machadka Caafimaadka iyo Daryeelka ee Finland<\/a>, adiga oo ku helaya luuqadaha <strong>Finnish<\/strong>, <strong>Swedish <\/strong>iyo <strong>Ingiriisi<\/strong>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka magangalyo doonka ah waxay awoodi doonaan inay soo galaan Finland xataa haddii ana horey looga baarin, aysan kasoo bogsoon ama aan laga talaalin COVID-19. Dhammaan dadka degen Finland (oo ay kujiraan Qoxootiga iyo magangalyo doonku) waxay heli karaan in si bilaash ah looga talaalo COVID-19 gudaha Finland.\u00a0 Waxaad ka qabsan kartaa ballanta talaalka ama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":685,"menu_order":4,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-700","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=700"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":731,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/700\/revisions\/731"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}