{"id":697,"date":"2022-12-07T11:14:42","date_gmt":"2022-12-07T11:14:42","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/where-to-find-help-in-finland\/helplines\/"},"modified":"2025-02-13T09:47:13","modified_gmt":"2025-02-13T09:47:13","slug":"helplines","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/where-to-find-help-in-finland\/helplines\/","title":{"rendered":"Khadka caawimaadda"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxaad hay&#8217;ado badan oo aan dowli ahayn ama hay&#8217;ado kale kala xiriiri kartaa khadadka gaarka ah si aad u hesho kaalmo iyo caawimaad qaab kale ah:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Haddii aad ku fakarayso inaad isdisho ama aad taqaano qof ku fakaraya, la xiriir ? <strong>112<\/strong> si laguu caawiyo si dhakhso ah.<\/li>\n\n\n\n<li>Waxyaabaha ku saabsan daryeelka dareenka shucuureed iyo murugada ee ku saabsan ka baqista dhimashada, murugada, welwelka ama ku fakarista isdilka, la xiriir Khadka Caawimaadda Dhibaatooyinka Qaranka adiga oo garaacaya ?<strong> 09 2525 0111<\/strong> (wuxuu furan yahay 24\/7).<\/li>\n\n\n\n<li>Haddii aad ka yartahay 18 sanno ama aad taqaano qof ka yar una baahan kaalmo iyo talo, la xiriir Lasten ja Nuorten Puheliun adiga oo garaacaya ?<strong> 116 111<\/strong> (wuxuu furan yahay isniinta\u2013jimcaha 14\u201320 iyo sabtida\u2013axadda saacadaha 17\u201320) ama kala xiriir khadkooda wada <strong>?<a href=\"https:\/\/oikeus.fi\/oikeusapu\/en\/index.html\">hadalka onleenka ah<\/a><\/strong> (wuxuu furan yahay maalin walba inta u dhexaysa 17-20). <\/li>\n\n\n\n<li>Haddii uu kugu dhacay ama uu hadda ku haysto xadgudub dhanka jirka, maskaxda, dhaqaalaha ama galmada ah, la xiriir Khadka Caawimaadad Dhibaatooyinka ee Qaranka adiga oo garaacaya ?<strong> 09 2525 0111<\/strong> (wuxuu furan yahay 24\/7).<\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaad hay&#8217;ado badan oo aan dowli ahayn ama hay&#8217;ado kale kala xiriiri kartaa khadadka gaarka ah si aad u hesho kaalmo iyo caawimaad qaab kale ah:<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":685,"menu_order":3,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-697","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=697"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1092,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/697\/revisions\/1092"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/685"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}