{"id":677,"date":"2022-12-07T10:53:41","date_gmt":"2022-12-07T10:53:41","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/how-to-apply-for-asylum-in-finland\/i-need-a-lawyer-and-or-an-interpreter-in-my-case\/"},"modified":"2024-12-23T16:15:56","modified_gmt":"2024-12-23T16:15:56","slug":"i-need-a-lawyer-and-or-an-interpreter-in-my-case","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/how-to-apply-for-asylum-in-finland\/i-need-a-lawyer-and-or-an-interpreter-in-my-case\/","title":{"rendered":"Waxaan u baahanahay qareen iyo\/ama tarjumaan kiiskayga igala shaqeeya"},"content":{"rendered":"\n<p>Kaalmada dhanka sharciga ah ee Qaranku bixiyo, taasoo micnaheedu yahay in aad hesho <strong>qareen <\/strong>ay Dowladdu kuu qabanayso, waa mid bilaash u ah dadka aan awoodda u lahayn inay iska bixiyaan qareen matala. Si aad u hesho kaalmada sharciga ah ee dowladda, waxada la xiriiri kartaa <a href=\"https:\/\/oikeus.fi\/oikeusapu\/fi\/index\/yhteystiedot.html\">Xaafiiska Kaalmada Sharciga ah ee Dadweynaha<\/a> ee kuugu dhow.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaad sidoo kale la xiriiri kartaa <a href=\"https:\/\/www.pakolaisneuvonta.fi\/yhteystiedot\/\">Xarunta Talo bixinta Qoxootiga ee Finland<\/a> taasoo laga yaabo inay ku siiso kaalmo sharci oo kiiskaagu helo.<\/p>\n\n\n\n<p>Inta lagu jiro nidaamka magangalyada, haddii aad u baahato <strong>tarjumaan<\/strong>, Hay&#8217;adda Socdaalka Finland ayaa ku siinaysa tarjumaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaalmada dhanka sharciga ah ee Qaranku bixiyo, taasoo micnaheedu yahay in aad hesho qareen ay Dowladdu kuu qabanayso, waa mid bilaash u ah dadka aan awoodda u lahayn inay iska bixiyaan qareen matala. Si aad u hesho kaalmada sharciga ah ee dowladda, waxada la xiriiri kartaa Xaafiiska Kaalmada Sharciga ah ee Dadweynaha ee kuugu dhow. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":659,"menu_order":5,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-677","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=677"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":724,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/677\/revisions\/724"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}