{"id":668,"date":"2022-12-07T10:36:22","date_gmt":"2022-12-07T10:36:22","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/how-to-apply-for-asylum-in-finland\/what-happens-after-i-applied-for-asylum\/"},"modified":"2024-12-23T16:15:15","modified_gmt":"2024-12-23T16:15:15","slug":"what-happens-after-i-applied-for-asylum","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/how-to-apply-for-asylum-in-finland\/what-happens-after-i-applied-for-asylum\/","title":{"rendered":"Maxaa dacaya kadib marka aan magangalyada codsado?"},"content":{"rendered":"\n<p><strong><a href=\"https:\/\/www.infofinland.fi\/en\/moving-to-finland\/non-eu-citizens\/asylum-in-finland\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">\u27a1\ufe0fBooqo websaytka dowladda si aad u hesho dhammaanba maluumaadka ku saabsan nidaamka magangalyada Finland <\/a><\/strong><\/p>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\"><strong>Talaabada 1-aad \u2013 Isdiiwaangalinta<\/strong><\/h2>\n\n\n\n<p>Kadib marka aad soo gudbiso codsiga magangalyada, Hay&#8217;adda Socdaalka Finland ayaa kaa diiwaangalinaysa. hay&#8217;adda Socdaalka Finland dhexdeeda, Waaxda Magangalyadu waxay qiimayn doontaa dalka mas&#8217;uulka ka ah nidaamkaaga codsiga magangalyada. Marka lagu diiwaangaliyo, waxaad heli doontaa caddaynta ku saabsan inaad gudbisatay codsiga magangalyada caalamiga ah taasoo ay ku siinayso wakaaladda aad iska diiwaangalisay. Waa muhiim inaad dukumiintiyadaan ku xafidato meel ammaan ah mar kasta aad qaadato nuqul kamid ah.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/migri.fi\/palvelupisteet\">\u27a1\ufe0fHalkaan ka hel liiska baraha macluumaadka ee websaytka Hay&#8217;adda Socdaalka Finland.<\/a><\/p>\n\n\n\n<p>Haddii Finland ay mas&#8217;uul ka noqoto qabashada codsigaaga magangalyada, saraakiisha ku shaqada leh ee ka tirsan Waaxda Magangalyada ee hay&#8217;adda Socdaalka Finland ayaa guda gali doona qiimaynta codsigaaga magangalyada. Hay&#8217;adda Socdaalka Finland waxay bilaabi doontaa nidaamka, kaasoo guud ahaan qaadanaya ilaa <strong>6 bilood<\/strong>.<\/p>\n\n\n\n<p>Kaddib markii codsigaaga la diiwaangaliyo, wxaad heli doontaa aqoonsi ah inaad tahay qof <strong>magangalyo doon ah<\/strong> ilaa go&#8217;aanka kama danbaysta ah lagaa gaarayo. Ka magangalyo doon ahaan, waxa alagu gayn doonaa meel ada degto. Xaalado gaar ah, maxkamad ayaa ogolaan karta in lagu xiro.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/how-to-apply-for-asylum-in-finland\/what-are-my-rights-and-obligations-as-asylum-seeker\/\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\"><strong>\u27a1\ufe0fHalkaan guji si ada u hesho macluumaad ku saabsan xaquuqaha iyo waajibaad laga rabo<br>qofka magangalyo doonka ah.<\/strong><\/a><\/p>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\"><strong>Talaabada 2-aad\u2013 Wareysiga<\/strong><\/h2>\n\n\n\n<p>Waxaa lagu siin doonaa fursad aad ku sharaxayso sababaha raadsashada magangalyada Finland inta uu socdo wareysiga gaarka ah. Wareysiga magangalyadu <strong>waa tallaabo muhiim u ah <\/strong>hannaanka magangalyada.<\/p>\n\n\n\n<p>Inta wareysiga lagu jiro, waxaad fursad u haysataa inaad bixiso macluumaadka ugu badan ee kuu suurtagalka ah si uu u caawiyo codsigaaga magangalyada aadna keento dhammaan dukumiintiyada aad hayso ee xoojinaya codsigaaga magangalyada. Waa muhiim inaad bixiso macluumaad dhammaystiran oo ku saabsan waxa kugu dhacay iyo waxa aad ka cabsanayso haddii laguugu celiyo dalkii aad kasoo jeedday.<\/p>\n\n\n\n<p>Saraakiisha Finland marnaba lama wadaagayaan wax kamid ah <strong>macluumaadka aad bixisay inta lagu jiro codsigaaga magangalyada<\/strong> (dukumiintiyada, xogaha inta ay kaa qaadayaan waraysiga magangalyada) wadankii aad u dhalatay ama cid kale toona.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-content-justification-center is-layout-flex wp-container-core-buttons-is-layout-16018d1d wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link has-black-color has-text-color has-background wp-element-button\" href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/how-to-apply-for-asylum-in-finland\/what-can-be-the-decision-in-my-case\/\" style=\"background-color:#cce3f2\"><strong>Muxuu noqon karaa go&#8217;aanka laga gaarayo kiiskayga?<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u27a1\ufe0fBooqo websaytka dowladda si aad u hesho dhammaanba maluumaadka ku saabsan nidaamka magangalyada Finland Talaabada 1-aad \u2013 Isdiiwaangalinta Kadib marka aad soo gudbiso codsiga magangalyada, Hay&#8217;adda Socdaalka Finland ayaa kaa diiwaangalinaysa. hay&#8217;adda Socdaalka Finland dhexdeeda, Waaxda Magangalyadu waxay qiimayn doontaa dalka mas&#8217;uulka ka ah nidaamkaaga codsiga magangalyada. Marka lagu diiwaangaliyo, waxaad heli doontaa caddaynta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":659,"menu_order":2,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-668","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=668"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":721,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/668\/revisions\/721"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}