{"id":656,"date":"2022-12-07T10:17:30","date_gmt":"2022-12-07T10:17:30","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/warnings-about-risks-of-human-trafficking\/"},"modified":"2025-02-21T14:36:32","modified_gmt":"2025-02-21T14:36:32","slug":"warnings-about-risks-of-human-trafficking","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/warnings-about-risks-of-human-trafficking\/","title":{"rendered":"Digniinta ku saabsan khataraha kala gudbinta dadka ee sharci darrada ah"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-text-align-center has-background\" style=\"background-color:#fdf799\"><strong>Haddii aad ka badbaaday kala gudbinta dadka ee sharci darrada ah, ama aad ka shakisan tahay inay qof kale ku dhacday, waa inaad la xiriir booliska Finland adiga oo kala xiriiraya lambarka teleefoonka xaaladaha degdega ah (garaac ? 112). Wicitaan kasta oo aad booliska la samayso wuxuu ahaanayaa mid qarsoodi ah.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Dad fara badan ayaa doonaya inay kaa caawiyaan safarkaaga kadib marka aad timaaddo Finland. Si kastaba ha ahaatee, xaqiiqadu ma ahan in qof walba uu yahay waxa uu kuu sheeganayo; dadka qaar ayaa doonaya inay kaaga faa&#8217;iidaystaan xaalada aad kujirto.<\/p>\n\n\n\n<p>Tusaale ahaan, waxaa dhici karta inay kuu ballan qadaaan meel aad degto, gaadiid, ama cunto bilaash ah arintaana ay u isticmaalaan inay kugu cadaadiyaan falal galmo, shaqooyin ama adeegyo kale oo aadan kula heshiin. Kuwo kale ayaa laga yaabaa inay doonayaan inay ku waxyeeleeyaan ama ay kaa qaataan dukumiintiyadaada ama agabyadaada.<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Fadlan eeg muuqaalka macluumaadka ah ee UNHCR ee ku saabsan \u201cSida la isu badbaadiyo\u201d:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Stay Safe \u2013 Important reminders for refugees to help stay safe while travelling.\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Zrf01K2eBJc?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<p>Muuqaalka waxaa sidoo kale lagu heli karaa luuqadaha <a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=FV0xjx_SGsk\">Ukrain <\/a>iyo Ruush. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii aad ka badbaaday kala gudbinta dadka ee sharci darrada ah, ama aad ka shakisan tahay inay qof kale ku dhacday, waa inaad la xiriir booliska Finland adiga oo kala xiriiraya lambarka teleefoonka xaaladaha degdega ah (garaac ? 112). Wicitaan kasta oo aad booliska la samayso wuxuu ahaanayaa mid qarsoodi ah. Dad fara badan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"faq_page.php","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-656","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=656"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1215,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/656\/revisions\/1215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/finland\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}