Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF)

Dhammaan adeegyada ay bixiso UNHCR iyo la-hawlgalayaasheeda waa bilaash!

Adeegyada Ilaalinta (Ximaayada)

Badbaadayaasha rabshadaha ku salaysan jinsiga
MSF waxa ay siisaa la-talin ku saabsan daryeelka caafimaadka dadka ka badbaaday rabshadaha ku salaysan Jinsiga ee la kulma dhacdada kufsiga. MSF waxa ay wacdaa 24/7.
Khadka Talosiinta: 01012159162 / 01111483267
Khadka Taleefanka 24/7: 01117083502

Adeegyada Caafimaadka

Rugaha Caafimaadka
Khadka degdegga ah: 01117083502 (9:00 subaxnimo – 5:00 galabnimo)
Dhismo 2, Waddada 161
Axad – Khamiis: 8:30 subaxnimo – 5:00 galabnimo

Adeegyada Bulsho iyo Naf ahaaneed

Adeegyada Caafimaadka Dhimirka
Khadka degdegga ah: 01117083502 (9:00 subaxnimo – 5:00 galabnimo)