{"id":785,"date":"2022-12-19T11:39:58","date_gmt":"2022-12-19T11:39:58","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/where-to-find-help-in-denmark\/information-and-help-on-how-to-protect-from-coronavirus-covid-19\/"},"modified":"2024-12-23T16:05:36","modified_gmt":"2024-12-23T16:05:36","slug":"information-and-help-on-how-to-protect-from-coronavirus-covid-19","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/where-to-find-help-in-denmark\/information-and-help-on-how-to-protect-from-coronavirus-covid-19\/","title":{"rendered":"Macluumaadka iyo kaalmada ku saabsan sida la iskaga ilaaliyo coronavirus (COVID-19)"},"content":{"rendered":"\n<p>Majiraan xanibaado ku saabsan soogalitaanka Denmark oo la xiriira COVID-19. Dadka magangalyo doonka ah waxay awood u yeelan doonaan inay Denmark soo galaan xataa haddii aan horey loo baarin, aysan soo bogsan ama aan laga talaalin COVID-19.<\/p>\n\n\n\n<p>Dhammaan dadka degen Denmark, oo ay kujiraan Qoxootiga, dadka haysta magangalyada kumeelgaarka ah iyo magangalyo doonkuba waxaa loo talaali karaa si bilaash ah gudaha Denmark ayada oo laga talaalayo COVID-19.\u00a0 Waxaad balan ku qabsan kartaa <a href=\"https:\/\/www.vacciner.dk\/FAQpage\/Page\/2\/book-a-time-for-vaccination\/book-a-time-for-vaccination-without-nemid\">teleefoonka<\/a>, <a href=\"https:\/\/www.sst.dk\/en\/English\/Corona-eng\/Vaccination-against-covid-19\/Here-you-can-be-vaccinated\">waxaad raadsan kartaa goobta talaalka ee kuugu dhow<\/a> ama <a href=\"https:\/\/www.sst.dk\/en\/English\/Corona-eng\/Vaccination-against-covid-19\/Here-you-can-be-vaccinated\">waxaad heli kartaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan talaalka COVID-19<\/a> <a href=\"https:\/\/www.vacciner.dk\/Home\/Welcome\">websaytka <strong>Wakaaladda Caafimaadka Denmark<\/strong><\/a>, taasoo aad ku heli karto Ingiriisi iyo Danish. <\/p>\n\n\n\n<p>Waa kuwaan khadadka teleefoonada aad wici karto si aad ballan u qabsato, ayada oo la eegayo gobolka aad Denmark ka degentahay:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Gobolka Caasumadda Denmark \u2013 Tel. ? +45 38 66 00 00<\/li>\n\n\n\n<li>Gobolka Zealand \u2013 Tel. ? +45 70 20 42 33<\/li>\n\n\n\n<li>Gobolka Koonfurta Denmark \u2013 Tel. ? +45 99 44 07 17, riix 1<\/li>\n\n\n\n<li>Gobolka Bartamaha Denmark \u2013 Tel. ? +45 70 23 24 15<\/li>\n\n\n\n<li>Gobolka Waqooyiga Denmark \u2013 Tel. ? +45 97 64 84 63<\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Majiraan xanibaado ku saabsan soogalitaanka Denmark oo la xiriira COVID-19. Dadka magangalyo doonka ah waxay awood u yeelan doonaan inay Denmark soo galaan xataa haddii aan horey loo baarin, aysan soo bogsan ama aan laga talaalin COVID-19. Dhammaan dadka degen Denmark, oo ay kujiraan Qoxootiga, dadka haysta magangalyada kumeelgaarka ah iyo magangalyo doonkuba waxaa loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":769,"menu_order":5,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-785","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=785"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":818,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/785\/revisions\/818"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}