{"id":781,"date":"2022-12-19T11:22:00","date_gmt":"2022-12-19T11:22:00","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/where-to-find-help-in-denmark\/i-need-help-to-find-a-missing-family-member-in-another-country-family-tracing\/"},"modified":"2025-07-01T09:21:47","modified_gmt":"2025-07-01T09:21:47","slug":"i-need-help-to-find-a-missing-family-member-in-another-country-family-tracing","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/where-to-find-help-in-denmark\/i-need-help-to-find-a-missing-family-member-in-another-country-family-tracing\/","title":{"rendered":"Waxaan u baahanahay in la iga caawiyo xubin qoyska ah oo iiga maqan waddan kale (raadinta qoyska)"},"content":{"rendered":"\n<p>Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo xubin qoyskaaga ah oo kaaga lumay waddan kale aadna degentahay Denmark, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto saaxiibadeena Laanqayrta <strong>Cas ee Denmark<\/strong>. Ururadaanu waxay qabtaan adeegyada baadi goobka qoyska. fadlan halkaan hoose ka hel tafaasiisha xiriirkooda:<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-group has-background\" style=\"background-color:#abb7c230\"><div class=\"wp-block-group__inner-container is-layout-flow wp-block-group-is-layout-flow\">\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><strong>&nbsp;&nbsp; Laanqayrta Cas ee Denmark<\/strong><\/h3>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Ciwaanka: Blegdamsvej 27, 2100 Copenhagen<\/li>\n\n\n\n<li>Teleefoonka: ? <a href=\"tel:4535259200\">+45 35 25 92 00<\/a><\/li>\n\n\n\n<li>Iimayl: ? <a href=\"mailto:tracing@redcross.lt\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\"><\/a><a href=\"mailto:tracing@rodekors.dk\">tracing@rodekors.dk<\/a><\/li>\n\n\n\n<li>Websaytka: <a href=\"https:\/\/en.rodekors.dk\/tracing#:~:text=As%20a%20part%20of%20the,loose%20contact%20with%20loved%20ones.\">Laanqayrta Cas ee Denmark Adeegga Baadigoobka<\/a> <\/li>\n<\/ul>\n<\/div><\/div>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/familylinks.icrc.org\/how-it-works\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Ka akhri websaytkooda waxyaabo badan oo ku saabsan shaqada ay qabataan Laanqayrta Cas ee Denmark iyo Golaha Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ee la xiriira baadigoobka qoyska.<\/a><\/p>\n\n\n\n<p><strong>Haddii aad degen tahay meel ka baxsan Denmark<\/strong>, waxaan kugula talinaynaa inaad bookhato goobta <a href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/\">HELP ee dalka aad degentahay<\/a>.<\/p>\n\n\n\n<p>Fadlan ogsoonow in UNHCR aysan bixin adeegyada baadigoobka qoyska.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-text-align-center has-black-color has-text-color has-background\" style=\"background-color:#cce3f2\"><strong>Qaar kamid ah macluumaadka ku qoran boggaan waxaa laga helay ilo rasmi ah oo ka tirsan Hay&#8217;adda Socdaalka Denmark ayada oo ka hoos shaqaynaysa Wasaaradda Socdaalka iyo Isdhexgalka Bulshada. Macluumaadkaan sidaa darteed waxaa lagu samayn karaa wax ka badal haddii ay jiraan wax sharci ama isbadalo dhanka maamulka ah.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo xubin qoyskaaga ah oo kaaga lumay waddan kale aadna degentahay Denmark, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto saaxiibadeena Laanqayrta Cas ee Denmark. Ururadaanu waxay qabtaan adeegyada baadi goobka qoyska. fadlan halkaan hoose ka hel tafaasiisha xiriirkooda: &nbsp;&nbsp; Laanqayrta Cas ee Denmark Ka akhri websaytkooda waxyaabo badan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":769,"menu_order":4,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-781","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/781","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=781"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1268,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/781\/revisions\/1268"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}