{"id":778,"date":"2022-12-19T10:50:45","date_gmt":"2022-12-19T10:50:45","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/where-to-find-help-in-denmark\/helplines\/"},"modified":"2025-07-01T09:18:21","modified_gmt":"2025-07-01T09:18:21","slug":"helplines","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/where-to-find-help-in-denmark\/helplines\/","title":{"rendered":"Khadka caawimaadda"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxaad ururada aan dowliga ahayn (NGO) ama hay&#8217;adaha kale kala xiriiri kartaa khadadka gaarka ah si aad u hesho qaababka kale ee isugu jira caawimaadda iyo kaalmada, oo ay kujirto caawimaad dhanka maskaxda:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Haddii kugu dhashaan fakaro ku saabsan inaad isdisho ama aad ogtahay qof sidaas ku fakaraya, la xiriir ?<strong><a href=\"tel:112\">112 <\/a>si aad u hesho kaalmo degdeg ah<\/strong>, oo aad ku heli karto luuqadaha Ingiriisiga iyo Danish.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Si aad u hesho talooyin caafimaad iyo macluumaadka ku saabsan qaybta xaaladaha degdega ah ee cudurada maskaxda ee Denmark, garaac ? <strong><strong><a href=\"tel:1813\">1813<\/a><\/strong><\/strong>, oo aad ku heli karto luuqadaha Danish iyo Ingiriisi<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list has-black-color has-text-color\">\n<li>Si laguu caawiyo hadaad ka badbaaday tahriibinta sharci darrada ah ee dadka, la xiriir <strong>Xarunta Kahortagga Tahriibinta sharci darrada ah ee dadka ee Denmark<\/strong> ?<strong><a href=\"tel:70202550\">7020 2550<\/a><\/strong> (maalmaha shaqada 08.30-16.00, fasaxyada todobaadka iyo fasaxyada guud 9.00-15.00) ama iimayl ugu dir <br>?<a href=\"mailto:cmm@socialstyrelsen.dk\">cmm@socialstyrelsen.dk<\/a>. Ogsoonow haddii aad doonayso inaad u dirto waxyaabo sir ah, kala xiriir iimaylka sare si aad sidaa u samayso.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Waxyaabaha ku saabsan caawmadda dhanka maskaxda ah haddii aad dareemayso inaadan maskax ahaan caadi ahayn ama aad ku fakarayso inaad is dhisho, la xiriir: \n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li><strong>Livslinien <\/strong>(<em>Lifeline<\/em>) adiga oo garaacaya ?<strong><a href=\"tel:70201201\">70 201 201<\/a><\/strong> (maalin walba, 11.00-05.00) kala xiriirbartooda ? <a href=\"https:\/\/www.livslinien.dk\/raadgivning\/chatraadgivning\">wadahadalka ee onleenka ah<\/a> (maalmaha Isniinta ilaa Khamiista 17.00-21.00, iyo Sabtida ilaa Axadda 13.00-17.00), ayada oo aad ku heli karto luuqadda Danish.<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Psykiatrifonden <\/strong>(<em>Psychiatry Foundation<\/em>) adiga oo garaacaya ?<strong><a href=\"tel:39252525\">39 25 25 25<\/a><\/strong> (maalin walba, 10.00-14.00) ama kala xiriir bartooda ? <a href=\"https:\/\/psykiatrifonden.dk\/hjaelp-raadgivning\/raadgivning\/chatraadgivning\">wadahadalka onleenka ah<\/a> (maalmaha Isniinta iyo Aracada 18:00\u201322:00, iyo maalmaha Talaadada iyo Khamiista 14:00\u201318:00), oo aad ku helayso luuqada Danish.<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Si laguu caawiyo, haddii aad tahay qof nugul ama aad kujirto xaalad nololeed oo culus, la xiriir <strong>Startlinjen <\/strong>(<em>Starting Line<\/em>) adiga oo garaacaya ?<strong><a href=\"tel:35362600\">35 36 26 00<\/a><\/strong> (maalin walba, 16.00-23.00).<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Haddii aad ka yartahay da&#8217;da 18 sanno ama aad taqaano qof ka yar una baahan caawimaad iyo talooyin, la xiriir <strong>B\u00f8rneTelefonen<\/strong> (<em>Teleefoonka Caruurta<\/em>) adiga oo garaacaya ?<strong><a href=\"tel:116111\">116 111<\/a><\/strong> (wuxuu furan yahay 24\/7) ama kala xiriir bartooda ? <a href=\"https:\/\/bornetelefonen.dk\/\">wadahadalka ee onleenka ah<\/a>, oo aad ku helayso luuqadda Danish.<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaad ururada aan dowliga ahayn (NGO) ama hay&#8217;adaha kale kala xiriiri kartaa khadadka gaarka ah si aad u hesho qaababka kale ee isugu jira caawimaadda iyo kaalmada, oo ay kujirto caawimaad dhanka maskaxda:<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":769,"menu_order":3,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-778","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=778"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1261,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/778\/revisions\/1261"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}