{"id":772,"date":"2022-12-19T10:36:38","date_gmt":"2022-12-19T10:36:38","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/where-to-find-help-in-denmark\/counseling-services-for-the-asylum-procedure-and-legal-support\/"},"modified":"2026-02-03T10:41:08","modified_gmt":"2026-02-03T10:41:08","slug":"counseling-services-for-the-asylum-procedure-and-legal-support","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/where-to-find-help-in-denmark\/counseling-services-for-the-asylum-procedure-and-legal-support\/","title":{"rendered":"Adeegyada talo bixinta ee loogu tala galay nidaamka magangalyada iyo kaalmada sharciga"},"content":{"rendered":"\n<p>Haddii aad ku sugantahay Denmark, aadna u baahan tahay talo bixin dhanka sharciga ah oo ku saabsan kiiskaaga magangalyada ama kaalmada dhanka sharciga ah ee ku saabsan sidii aad racfaan uga qaadan lahayd go&#8217;aan diidmo ah ama aad racfaan uga qaadan lahayd go&#8217;aan ku saabsan in dalkaagii dib laguugu celiyo, ama haddii aad qabto su&#8217;aalo ku saabsan nidaamka dib ula midoobista qoyska ee magangalyada Denmark, fadlan kala xiriir saaxiibadeena <strong>Hay\u2019adda Qoxootiga Denmark<\/strong> kuwaas oo awooda inay talo bixin dhanka sharciga ah kaa siiyaan kiiskaaga:<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-group has-background\" style=\"background-color:#abb7c230\"><div class=\"wp-block-group__inner-container is-layout-flow wp-block-group-is-layout-flow\">\n<h3 class=\"wp-block-heading\"><strong>Golaha Qoxootiga Denmark<\/strong><\/h3>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li><strong>Ciwaanka:<\/strong> Lyngbyvej 100, 2100 Copenhagen<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Teleefoonka:<\/strong> ? +45 3373 5000(Maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha, 9:00-15:00s; fadlan ogsoonow in maalmaha Talaadada iyo Jimcaha 13:00\u201315:00, muwaadiniinta Ukrain tarjumaan ayaa diyaar ugu ah wicitaanada teleefoonka)<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Iimayl:<\/strong> ? <a href=\"mailto:advice@drc.ngo\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">advice@drc.ngo<\/a><\/li>\n\n\n\n<li><strong>Websaytka:<\/strong> <a href=\"https:\/\/drc.ngo\/da\/vores-arbejde\/ydelser-og-losninger\/asyl-og-repatriering\/\">(DRC) Danish Refugee Council\u2019s Asylum Department<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<\/div><\/div>\n\n\n\n<p>Waxaad la <strong>taliye dhanka sharciga ah<\/strong> oo kuu gara ah ka helaysaa xaafiisyada Hay\u2019adda Qoxootiga Denmark xaafiisyadooda ku yaala Copenhagen maalmaha Arbacada, 10.00-13.00. Waa inaad la timaaddaa tarjumaankaaga haddii aadan ku hadlin Ingiriisi ama Danish.<\/p>\n\n\n\n<p>Haddii aad u baahan tahay <strong>macluumaad ku saabsan fiisayaasha, dib ula midoobista qoyska, daraasadaha, ama shaqada ee gudaha Denmark<\/strong>, waxaad la xiriiri kartaa <a href=\"mailto:Danish%20Refugee%20Council\u2019s%20Volunteer%20Counselling\">Adeegyada Tala bixinta Mutadawacnimada ah ee Hay\u2019adda Qoxootiga Denmark<\/a> adiga oo iimayl u diraya&nbsp; ? <a href=\"mailto:raadgivning.odense@drc.ngo\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">raadgivning.odense@drc.ngo<\/a> ama teleefoonka ? +45 3373 5315 (Maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha, 9:00\u201312:00). <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii aad ku sugantahay Denmark, aadna u baahan tahay talo bixin dhanka sharciga ah oo ku saabsan kiiskaaga magangalyada ama kaalmada dhanka sharciga ah ee ku saabsan sidii aad racfaan uga qaadan lahayd go&#8217;aan diidmo ah ama aad racfaan uga qaadan lahayd go&#8217;aan ku saabsan in dalkaagii dib laguugu celiyo, ama haddii aad qabto su&#8217;aalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":769,"menu_order":1,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-772","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=772"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1358,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/772\/revisions\/1358"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}