{"id":755,"date":"2022-12-16T11:03:37","date_gmt":"2022-12-16T11:03:37","guid":{"rendered":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/how-to-apply-for-asylum-in-denmark\/can-i-appeal-a-negative-decision\/"},"modified":"2025-10-08T13:56:49","modified_gmt":"2025-10-08T13:56:49","slug":"can-i-appeal-a-negative-decision","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/how-to-apply-for-asylum-in-denmark\/can-i-appeal-a-negative-decision\/","title":{"rendered":"Racfaan ma ka qaadan karaa go&#8217;aanka aan wanaagsanayn?"},"content":{"rendered":"\n<p>Haddii Adeegga Socdaalka ee Denmark uu diido codsigaaga magangelyo, dacwadda si toos ah ayaa loogu gudbinayaa Guddiga Racfaanka Qaxootiga ee Denmark. Taas macnaheedu waa inaadan u baahnayn inaad qaaddo wax tallaabo ah si aad u racfaan ka qaadato go\u2019aankaas. Guddiga Racfaanka Qaxootiga waa hay\u2019ad madax-bannaan oo maamul ah oo leh awood sharciyeed, isla markaana u shaqeysa sidii hay\u2019ad racfaan oo ku saabsan kiisaska magangelyada.<\/p>\n\n\n\n<p>Inta lagu jiro habka racfaanka, haddii aadan awoodin inaad bixiso kharashaadka qareenka, waxaad codsan kartaa qareen bilaash ah oo ay bixiso dowladda.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa jira laba natiijo oo suuragal ah oo ka dhalan kara racfaanka:<\/p>\n\n\n\n<ol class=\"wp-block-list\">\n<li>In Guddiga Racfaanka Qoxootiga Denmark uu go&#8217;aansado inuu magangalyo ku siiyo (aqoonsi sharci, aqoonsi magangalyo, ama aqoonsi magangalyo oo kumeelgaarka ah) gudaha Denmark.<\/li>\n\n\n\n<li>In Guddiga Racfaanka Qoxootiga Denmark oo ku raaco go&#8217;aankii Hay&#8217;adda Socdaalka Denmark kuugu diiday codsigaagii magangalyada. Go&#8217;aankaan racfaan lagama qaadan karo.<\/li>\n<\/ol>\n\n\n\n<p>Waxaad akhrisan kartaa buug-yaraha Golaha Qaxootiga ee Denmark ee cinwaankiisu yahay \u201c<a href=\"https:\/\/asyl.drc.ngo\/media\/b3bbcfdx\/drc_if-your-asylum-application-is-rejected_leaflet.pdf\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Haddii codsigaaga magangelyo la diido<\/a>,\u201d kaas oo bixiya macluumaad ku saabsan adeegyada latalinta ee dadka lagu diiday magangelyada gudaha Denmark. Buug-yarahan waxaa lagu heli karaa luqadaha Carabiga, Danishka, Faaris\/Dari, Ingiriisiga, Faransiiska, Pushtada, Ruushka, Soomaaliga, iyo Soraani.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaad sidoo kale eeg kartaa buugga macluumaadka ee Golaha Qaxootiga ee Denmark ee cinwaankiisu yahay \u201c<a href=\"https:\/\/asyl.drc.ngo\/media\/mbrfbfem\/drc-booklet-for-rejected-asylum-seekers-2024-update.pdf\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Haddii codsigaaga magangelyo la diido<\/a>.\u201d Haddii aad qabtid su\u2019aalo kale oo ku saabsan habka racfaanka ee go\u2019aanka lagu diiday codsigaaga magangelyo, fadlan booqo bogga internetka ee hay\u2019adaha socdaalka ee Denmark, oo lagu heli karo luqadaha <a href=\"https:\/\/www.nyidanmark.dk\/en-GB\/You-have-received-an-answer\/Asylum\/No-to-asylum\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Ingiriisiga <\/a>iyo <a href=\"https:\/\/www.nyidanmark.dk\/da\/ReceivedReply\/Asylum\/No%20to%20asylum\" data-type=\"link\" data-id=\"https:\/\/www.nyidanmark.dk\/da\/ReceivedReply\/Asylum\/No%20to%20asylum\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Danishka<\/a>.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-content-justification-center is-layout-flex wp-container-core-buttons-is-layout-16018d1d wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link has-white-color has-text-color has-background wp-element-button\" href=\"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/how-to-apply-for-asylum-in-denmark\/i-need-a-lawyer-and-or-an-interpreter-in-my-case\/\" style=\"background-color:#0072bc\"><strong>Waxaan u baahanahay qareen iyo\/ama tarjumaan<br>kiiskayga igala shaqeeya<\/strong><\/a><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haddii Adeegga Socdaalka ee Denmark uu diido codsigaaga magangelyo, dacwadda si toos ah ayaa loogu gudbinayaa Guddiga Racfaanka Qaxootiga ee Denmark. Taas macnaheedu waa inaadan u baahnayn inaad qaaddo wax tallaabo ah si aad u racfaan ka qaadato go\u2019aankaas. Guddiga Racfaanka Qaxootiga waa hay\u2019ad madax-bannaan oo maamul ah oo leh awood sharciyeed, isla markaana u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":310,"featured_media":0,"parent":742,"menu_order":4,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"class_list":["post-755","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/310"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=755"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1331,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/755\/revisions\/1331"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/help.unhcr.org\/denmark\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}