Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo xubin qoyskaaga ah oo kaaga lumay waddan kale aadna degentahay Denmark, waxaan kugula talinaynaa inaad la xiriirto saaxiibadeena Laanqayrta Cas ee Denmark. Ururadaanu waxay qabtaan adeegyada baadi goobka qoyska. fadlan halkaan hoose ka hel tafaasiisha xiriirkooda:
Laanqayrta Cas ee Denmark
- Ciwaanka: Blegdamsvej 27, 2100 Copenhagen
- Teleefoonka: 📞 +45 35 25 92 00
- Iimayl: 📧 [email protected]
- Websaytka: Laanqayrta Cas ee Denmark Adeegga Baadigoobka
Haddii aad degen tahay meel ka baxsan Denmark, waxaan kugula talinaynaa inaad bookhato goobta HELP ee dalka aad degentahay.
Fadlan ogsoonow in UNHCR aysan bixin adeegyada baadigoobka qoyska.
Qaar kamid ah macluumaadka ku qoran boggaan waxaa laga helay ilo rasmi ah oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka Denmark ayada oo ka hoos shaqaynaysa Wasaaradda Socdaalka iyo Isdhexgalka Bulshada. Macluumaadkaan sidaa darteed waxaa lagu samayn karaa wax ka badal haddii ay jiraan wax sharci ama isbadalo dhanka maamulka ah.