Waa maxay xaquuqahayga iyo waajibaadka i saaran ka magangalyo doon ahaan?

Ka akhri waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan xaquuqahaaga shaqada, goobta aad dagayso, daryeelkaaga caafimaadka iyo adeegyada kale barta onleenka ah ee saraakiisha socdaalka Denmark, taasoo aad ku helayso Ingiriisi, Ukranian iyo Danish.


<< Ku noqo Sida magangalyada looga codsado Denmark

<< Ku noqo bogga hore ee Caawinta Denmark
>> Dooro wadan kale bogga hore ee Caawinta