Kusoo dhawoow websaytka ‘HELP’ kaasoo ay maamusho UNHCR, oo ah Hay’adda Qoxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay. Halkaan, waxay qoxootiga, dadka magangalyo doonka ah iyo kuwa aan dal lahayn, iyo sidoo kale xubnaha qoyskooda ah iyo dadka ayaga caawiya, ka heli karaan macluumaad ku saabsan nidaamka loo maro magangalyo doonka iyo adeegyada kajira gudaha Denmark.
Websaytkaan dhexdiisa, waxaad ka heli doontaa:
➡️ Macluumaadka loogu tala galay dadka ka qaxaya Ukraine
➡️ Digniinaha ku saabsan khataraha ka dhalanaya tahriibinta sharci darada ah ee dadka
➡️ Macluumaadka loogu tala galay dadka ka qaxaya Ukraine
➡️ Digniinaha ku saabsan khataraha ka dhalanaya tahriibinta sharci darada ah ee dadka
➡️Sida magangalyo looga codsado Denmark
➡️Codsiga dib ula midoobista qoyska
➡️Halka aad kaalmo ka helayso gudaha Denmark
➡️Macluumaadka ku saabsan UNHCR ta Denmark
➡️Sida loo soo gudbiyo dhaqamada anshaxa xun
Ma joogtaa meel ka baxsan Denmark? Ma doonaysaa in lagaa caawiyo qaraabo dalka dibadiisa kaa jirta? Fadlan dooro dalka aad doonayso in lagaa siiyo macluumaadka ku saabsan HELP ta UNHCR ama la xiriir xaafiiska UNHCR ta kuugu dhow ee dalkaaga ku yaalla.
Haddii aad kasoo qaxday Ukraine aadna ku sugan tahay Poland, Hungary, Italy, Slovakia, Romania, ama Bulgaria, fadlan ka hel Digital Blue Dot macluumaadka ku saabsan xaquuqahaaga iyo adeegyada aad heli karto iyo halka aad caawimaad ka heli karto. Websaytku wuxuu sidoo kale ku qoran yahay luuqadaha Ukraine iyo Ruushka.